DF oo ka hadashay Go’aanka dowladda Kenya ku fasaxday duulimaadyadii Somalia

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in dowladda ay soo dhaweyneyso in Kenya ay dib u furtay duulimaadyada labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, isla markaana wixii hadda ka dambeeya ay gudaha dalka imaan karaan diyaaradaha ka soo kicitimayo Kenya, halka kuwa Soomaaliya ka tegayana ay tegi doonaan Kenya. Maxamed Ibraahim Macalimuu … Continue reading DF oo ka hadashay Go’aanka dowladda Kenya ku fasaxday duulimaadyadii Somalia